soomaaliland shalay iyo maanta

soomaaliland

marka laga qiyaas qaato soomaalilandtii shalay waxa ay ku dhisnayd iyo sida uu ahaa hogaankii dalka soo maray  sodonkii sano ee ugu danbeeyey uu uhagayey hogaanka dalka waxa ay ahayd hanaan qori isu dhiib ah in kasta oo ay jireen duruufo hogaamineed oo madax kasta ku hareeraysnyd hadana dhamaan hogaamiyashii soomaliland soo maray wax ay ahaayeen rag u dhago nugul taladii odayashii soomaaliland ta cusub wax ka dhisay iyaga oo mar walba u arkayey rag leh talada dalka hada uma  socono inaynu taariikhdaa dib ugu noqono balse waxa aynu doonaynaa  inaynu manta wax ka tilmaano hanaanka hada dalka loo wado iyo waxa aynu doonayno inaynu ka nidhaahno ,

madaxweyne muuse waa hogaamiye ku suntan ad adayg iyo qalafsanaan dadnimo inta badan waxa laga sheegaa inuu yahay nin aan talo qaadan oo mare walba ku fekera in fikradiisu socoto taasa u uku mutaystay inuu wax badan uu qaban karayey lumiyo marka laga hadlayo hogaamiye muxuu garan karaa waxa la odhan karaa hogaamiye waxa uu garan karaa inta la taliyihiisu agarto taasi waxa ay dhaxalsiisay madaxweyne muuse inuu lumiyo talo badan oo soonaaliland ku badbaadi karaysey tusaale xaalka dagaalka sool iyo sida uu maareeyey waxa ay soomaaliland tii shalay ka dhigay mid ka hoos marta heerkii laga filayey iyo mid soo u dhigta rajadii ictiraaf raadinta


Comments

Popular posts from this blog

Somaliland–Taiwan Relations: Cooperation Born of Shared Values and Aspirations

What the World Knows About Somaliland

THe Change in The Middle Eat And Their Impact On Impact,s Future